Hej! Du använder en gammal webbläsare

Inom kort kommer vissa funktioner på haninge.se inte fungera med den här gamla webbläsaren. Vi vill gärna ha dig kvar som besökare och rekommenderar att byta till Mozilla Firefox, Google Chrome eller Microsoft Edge.

NOQO QOF CAQLI BADAN XAGA WAALIDNIMADA

Ungdomar sitter med rad där bara anklar och skorna syns. Foto: Mostphotos
  • Jordbro, Höglundaskolan 1 feb, kl 18-20
  • Brandbergen, Brandbergsskolan 8 feb, kl 18-20
  • Handen, Söderbymalmsskolan 6 mars, kl 18-20
  • Västerhaninge, Ribbyskolan 20 mars, kl 18-20

Carruurtu aad ayay u fiican tahay laakiin sidoo kale waxay noqon kartaa caqabad. Booliiska iyo adeega bulshada ayaa kugu marti qaadaya casho muxaadaro ka hadlaysa mowduucyo muhiim u ah adiga waalidka ah ama xiisaynaya mowduucaa.

Waxaad dooran kartaa inta u dhaxaysa afar taariikhood iyo goobaha Haninge.

Waxa kale oo aad fursad u heli doontaa inaad su'aalo ku waydiiso qudbo bixiyeyaasha, ka hor, inta lagu jiro iyo ka dibba.

Waxaan idin ku casumeynaa qaxwo iyo shaah

LASHEEKEYSO

·       Booliiska

·        Dugsiga

·       Adeegyada bulshada

·       Xarunta taageerada Dhibanayaasha da'da yar

·        Saldhigga tareenka

·       Kaaliyeyaasha goobta

·       Mini Maria

·         Dugsiga xilliga firaaqada

MUXAADARO

Booliiska, kooxda ka hortagga iyo MiniMaria waxay ku siinaysaa sawir xaaladeed oo la cusboonaysiiyay.

Maxaa ka dhacaya Haninge? Maandooriheyee ku dhex wareegaya dhalinyarada? Sidee dhalinyarada loogu qoraa dambiyada gaangiska?

SU'AALO

La xidhiidh kooxda ka hortagga
Boostada: forebyggarteamet@haninge.se

Ma u baahan tahay turjubaan? Isku diwaangeli email ahaan forebyggarteamet@haninge.se

Senast uppdaterad: 16 januari 2024